Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo saraakiil kale oo ka tirsan Hay’adda Saynab Moallim Foundation ayaa Madaxtooyada ku qaabishay Kaaliyaha Madaxa Xafiiska Afrika ee Hay’adda Gargaarka Bini’aadantinimo ee Boqor Salmaan Mudane Yuusuf Al Bakheet iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Categories
SEO

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo saraakiil kale oo ka tirsan Hay’adda Saynab Moallim Foundation ayaa Madaxtooyada ku qaabishay Kaaliyaha Madaxa Xafiiska Afrika ee Hay’adda Gargaarka Bini’aadantinimo ee Boqor Salmaan Mudane Yuusuf Al Bakheet iyo wafdi uu hoggaaminayo. Marwada […]

Marwada Koowaad ee Dalka, Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa qaabishay Madaxweyne ku xigeenka Shirkadda Logonet Mudane Mika oo la shaqaysa mashruuca Taakulaynta Agabka Carruurta ee Dalka Finland.

Categories
SEO

Marwada Koowaad ee Dalka, Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa qaabishay Madaxweyne ku xigeenka Shirkadda Logonet Mudane Mika oo la shaqaysa mashruuca Taakulaynta Agabka Carruurta ee Dalka Finland. Marwada Koowaad iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka wada hadlay, sidii hooyada Soomaaliyeed loogu kaalmayn lahaa in ay u dhasho si bedqab ah, isla markaana loogu taakulayn lahaa […]