(DAAWO): Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si wada jir ah uga dhagax dhigay magaalada Baraawe xarun loogu talagalay daryeelka caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka.

Categories
SEO

Maanta waxaan si wada jir ah uga dhagax dhignay magaalada Baraawe aniga iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) xarun loogu talagalay daryeelka caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka.

Categories
SEO

Maanta waxaan si wada jir ah uga dhagax dhignay magaalada Baraawe aniga iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) xarun loogu talagalay daryeelka caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka. Xaruntan caafimaad, waxa ay gacan ka geysan doontaa dadaallada wax ka qabashada dhibaatooyinka soo wajaha hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada […]