MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO MAGAALADA HOBYO KA DHAGAX DHIGTAY XARUN CAAFIMAAD OO LOOGU TALA GALAY HOOYADA IYO DHALLAANKA

Categories
SEO

Hobyo, Ogosto 09, 2020; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo ay wehelinayaan Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal ayaa si wada jir ah uga dhagax dhigay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Cusbitaal loogu tala galay daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhallaanka. Marwo […]