Waa inoo farxad in sanad gudihiis inoogu dhammaato dhismaha xarun caafimaad oo aan ugu talo galnay daryeelka hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeeda. Waxaan u mahad celinayaa markale cid kasta oo gacan ka gaysatay dhismahan.

Categories
SEO

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO XARIGGA KA JARTAY XARUNTA CAAFIMAADKA EE HOOYADA IYO DHALLAANKA EE DEGMADA HOBYO

Categories
SEO

Muqdisho, June 24, 2021; Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa xarigga ka jartay Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka oo laga hirgeliyey degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, xaruntan caafimaad ayaa loogu talagalay in bulshada deegaanka ay ka helaan daryeel caafimaad oo dhammeystiran gaar ahaan haweenka iyo carruurta oo la kulmi jiray dhibaatooyin xagga adeegga […]