MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO KULAN LA QAADATAY MADAXA HAY’ADDA TIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA

Categories
SEO

Muqdisho, Nofeembar 01, 2021; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa caasimadda dalka ee Muqdisho waxa ay kulan kula qaadatay Madaxa Wakaaladda Iskaashiga Iyo Isku-duwidda Turkiga ee (TIKA) u qaabilsan Soomaaliya Mudane Ilhami Turus. Marwada Koowaad ee dalka iyo Madaxa Hay’adda TIKA u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka wada hadlay dardargelinta dhismaha isbitaalka hooyada […]