Hay’adda Saynab Moallim Foundation oo MCH Ka Hirgelisay Degmada Dayniile Ee Magaalada Muqdisho

Categories
SEO

Muqdisho, Diseembar 27, 2021; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta xariga ka jartay dhismaha xarun caafimaad oo laga hirgeliyey xaafadda Gubta ee degmada Dayniile, taas oo loogu adeegi doono hooyada iyo dhallaanka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Xaruntan oo ah MCH si heer sare ah oo casri ah loo qalabeeyey, […]

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO DAAH-FURTAY OLOLE LAGU TAAGEERAYO DADKA NAAFADA

Categories
SEO

Muqdisho, Diseembar 11, 2021; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo Madaxtooyada Qaranka ku guddoonsiisay qaar ka mid ah dadka naafada ah agab loogu tala galay, ayaa ku baraarujisay dadka Somaaliyeed in ay garab istaagaan dadkeenna naafada ah ee u baahan daryeelka. Marwo Saynab ayaa tilmaamtay in xilligan dalkeenna ay ka jiraan abaaro […]