Categories
SEO
Booqasho aan ku joogay dalka aan walaalaha nahay ee Djabbouti ayaa si farxad iyo walaalnimo ku dheehan tahay noogu soo idlaatay.
Mahad balaaran ayaan u celinayaa shacabka iyo dowladda Djabbouti oo ay ugu horreyso Marwada Koowaad ee dalka Jabbuuti maalmaha aan halkan ku sugnaa iyo sida ashqaraarka leh ee aad nagu qaabishay.
Waxaan booqasho taariikhi ah xasuus dheerna nagu celisay ku tegay magaaladii dowladnimada Soomaaliya dib uga curatay, dibna looga yagleelay qaranimada aynnu maanta ku hoos noolnahay.
Waxa aan la ilaawi karin taariikhda guunka ah ee ka dhex soo kabashada heerkan soo gaartay iyo Magaalada Carta, jacaylka aad noo haysaan mid ka badan ayaan idiin haynaa guud ahaan Reer Djabbouti si gaar ah Carta.
Qalbiyadeena ayay markasta baaqi ku ahaan doontaa martiqaadkii iyo soo dhawaynta aan loo kala harin ee maamul iyo shacab ahaan nagu qaabisheen.
Meel adag waxa noogu suntan tacabka aad gashateen dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa, Marwo Khadra Maxamuud Xayd.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Calendar

December 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031

Categories