Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Seattle Washington waxa aan uga warbixiyey xaaladda nololeed ee dadkeenna ku dhibaataysan deegaannada ay ku dhufteen fatahaaduhu, dadaallada wax-ku oolka ah ee shacabka Soomaaliyeed ay ku bixinayaan arrinkan iyo doorka muhiimka ah ee ay tahay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanku ay ka qaataan u gurmadka walaalahood.
Categories