Categories
SEO
Maanta waxaan si wada jir ah uga dhagax dhignay magaalada Baraawe aniga iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) xarun loogu talagalay daryeelka caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka.
Xaruntan caafimaad, waxa ay gacan ka geysan doontaa dadaallada wax ka qabashada dhibaatooyinka soo wajaha hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada Shabeellaha Hoose, gaar ahaan magaalada Baraawe iyo deegaannada ku xeeran.
Waxa nasiib wanaag ah, in Baraawe ay noqotay magaaladii koowaad ee laga hirgeliyo mashruucan.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Calendar

December 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031

Categories