Categories
SEO
Waxa martiqaad aan ka helay Hay’adda ‘Qatar Fund for Development’, oo aan ka wada hadalnay sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen, dhismaha xarumo caafimaad oo aan ka wadno hawshooda gudaha dalka.
Waan isla afgaranay, sida ugu habboon ee ay uga qayb qaadan karaan, isla markaana waxaan uga mahadceliyay sida ay qaybtooda uga gaysanayaan, horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed, mashruucan sida aan aaminsanahay wuxuu mihiim u noqon doonaa hooyada iyo dhalaanka Soomaaliyeed.
Dhanka kale, intii dalkan Qatar, magaalo-madaxdiisa Doha aan ku sugnaa waxa martiqaad kale ii fidiyay Golaha Sare ee u xilsaaran diyaarinta Koobka Kubadda Cagta Adduunka ee sanadka 2022-ka.
Golahan, waxa ay iiga warameen waxyaabaha u qabsoomay iyo qorsheyaashooda, kadibna waxaan iska waraysanay fursadaha shaqo-abuur ee laga heli doono hawshan si dhalinyarada Soomaaliyeed looga faa’ideeyo, waxaanu isla afgaranay in ay fursadaha ugu mihiimsan uguna badan siin doonaan dhalinta Soomaaliyeed.
Waxay ii sheegeen in dadka Soomaaliyeed ay yihiin dad fahan sare iyo dhexgal fiican, kana mihiimsanaan doona dadyowga kale ee aan Africa uga soo qaadan doono in ay Koobka Ciyaaraha Adduunka ee Doha ka shaqeeyaan.
Waxaan u mahadcelinayaa safiirka dalka Soomaaliya u fadhiya Doha iyo Safiirka Dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Calendar

December 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031

Categories