Categories
SEO
Waxaan Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa iyo Ku-xigeenka TİKA xafiiska Soomaaliya u qaabilsan, waxaanu ka wada hadalnay sidii loo dardargelin lahaa mashruuc lagu dhisayo xarumo lagu daryeelo caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka oo Hay’adda Saynab Moallim Foundation ka hirgelin doonto Soomaaliya.
Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Xarunta Madaxtooyada JFS iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan Hay’adda SMF.
Waxaa laguso gabogabeeyay kulanka in la dedejiyo hawlaha mihiimka ah ee lagu suuregelinayo dhismeyaashaan.
May be an image of 3 people
May be an image of 3 people
May be an image of 2 people
No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Calendar

December 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031

Categories